WARARKA

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam(Xadka Qamriga)

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album Ku dhegayso...

Daawo:- Banaanbax Aad U Balaaran Oo Looga Soo Horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Qabtey Magalada Manisota

Waxaa shaley lagu qabtey magalada manisota bananbax aad u balaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowlada fedealka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud bananbaxan ayaa waxaa...

Dhegayso..Guddiga Olombikada Koonfur.galbeed oo doortey Guddoomiye Cusub(Wareysi)

Munaasanaday guddoomiye cusub ku dooranayeen guddiga Olombikada Koonnfur-galbeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Doorashada ayaa waxaa ka qaybgalay ergooyin ka...

Dhegayso..Wafdi ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo ku sugan Baydhabo iyo Sh.Aden Madoobe oo ku dhaliiley Madaxda dalka inay dan ka lahayn rabitaanka shacabka K/G

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Qaranka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxana halkaasi ku so dhaweeyay...

Dhegayso..Ciidamo ka soo goostay Axmed Madoobe oo u galey Barre Hiirale iyo Qaraxyo Gilgiley Kismaayo

Warka laga helaayo Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Habeennimadii xalay bartamaha Magaalada ay ka dhaceen Qaraxyo kala duwan. Wararku waxa ay sheegayaan in halkaasi ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img