WARARKA

Reysulwasaaraha oo xafiiskiisa kula kulmay wakiilka gaarka ah ee midowga africa

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS, Souef...

Howlgalkii ugu dambeeyey ee lagu xoreyn lahaa degmada aadan yabaal oo halkaasi ka socda

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in uu haatan ka socdo howlgalkii ugu dambeeyay oo ay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa degaanka...

Ciidamada atmis oo sheegay iney xoojin doonaan howlgalka lagula dagaalamayo alshabab

Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS Soomaaliya ayaa shaaciyay in ATMIS ay diyaar u yihiin inay sii wadaan taageerada howlgalka dhinaca cirka ah ee...

Wasiirka warfaafinta maamulka koonfur galbeed oo u hanjabey mucaaradka maamulka

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa Maanta ka hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin Siyaasada, Amniga, isaga oo...

Ciidamada dowlada oo qarka u saaran inay la wareegaan gacan ku heynta degmada aadan yabaal ee gobolka shabelaha dhexe

Wararka aynu ka heleyno degmada Aadan Yabaal Ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in kumanaan Askari oo ciidamada dawlada katirsan isku hareereeyeen degmadaasi. Xogta laga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img