WARARKA

Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dowlada Oo La Wareegey Gacan ku Heynta Degmada Jalalaqsi

Ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada  Somalia ayaa goor dhow la wareegay gacan ku haynta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Degmadan ayaa waxay ahayd degmadii saddexaad...

Dhegayso..Wasiirka Kaluumaysiga”Jawaari waxaan ku qancinay in KoonfurGalbeed ayan kala go’ayn isla markaana ay dowlad tahay.

            Wasiirka wasaarada Kaluumaysiga Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Cabdulqaadir Cabdiraxmaan Cali ayaa waxa uu ka hadlay kulankii maanta ay Baydhabo kula qaateen Kusimaha madaxweynaha isla markaana...

Shariif Sakiin oo beri kusoo fool leh Baydhaba

Warar lagu kalsoonaan karo oo aynu ka kala helayno magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in maalin-nimada beri oo Arbaca ah magaalada...

Daawo…Kulankii Dowlada Fedraalka iyo Dowlada KoonfurGalbeed oo hada soo gabagaboobay.

Waxaa waqti yar ka hor soo gabgaboobay kulankii Madaxweynaha Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed uu la lahaa ku simaha madaxweynaha isla markaana ah gudoomiyaha Baarlamaan Maxamed...

In Support Of The Elders In Baidoa

 We, the Diaspora community members in the US and Canada: Conscious of the peoples wish and desire to form a federal unit with their erstwhile...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img