WARARKA

Qaramada midoobey oo somaliya ku boorisey iney ilaaliso xuquuqda aadanaha

Qaramada Midoobay ayaa ku boorisay dowladda Soomaaliya ilaalinta xuquuqda aadanaha si loo hubiyo in qof kasta, oo ay ku jiraan bulshada taagta daran iyo...

Ciidamada boliiska somaliya iyo itoobia oo heshiis kala saxiixdey

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaasi heshiis iskaashi...

Maamulka puntland iyo shirkada DP wold oo heshiis kula saxiixdey magalada dubai

Shirkadda DP-World iyo maamulka goboleedka Puntland ayaa toddobaadkan magaalada Dubai ku kala saxiixday heshiis ku saabsan ballaarinta iyo tayeynta dekedda magaalo xeebeedka Boosaaso. Mashruucan oo...

Taliyihii ciidamada nisa ee gobolka gedo oo qarax miino ah lagu diley

Taliyihii hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ee gobolka Gedo Cabdiraxmaan Bakaal Kooke ayaa qarax lagula xirey gaarigiisa maanta lagu diley. Gaariga ayaa...

Somaliya iyo itoobiya oo kawada hadley sidii loo xoojin lahaa dagaalka ka dhanka ah alshabab

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Wafdigiisa oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ayaa kulan la qaatay Taliyaha ciidanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img