WARARKA

Ciidamada Amisom oo Maanta Qarax Lagula Beegsadey Magalada Kismaanyo

Ciidamada amisom gaar ahaan Ciidamada ka socda Brundi ayaa maanta waxaa qarax lagula beegsadey magalada kismaanyo qaraxaas oo geystey qasaaro. Inta la xaqiijiyay lix ruux...

Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wadajir oo Xabsiga Laga Sii Daayey

In ka badan  35 maamlmood ka dib oo uu Dowlada u xirnaa Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadoow Axmed Daaci ayaa Xalay dib...

Daawo:- Socdaalkii Uu suldaan Warsame Ku tegey Degmada Qoryooleey

Halkan hose ka daawo safarkii uu dhawaan Suldaan warsame ku tegey degmada qoryooleey halkaas oo uu kula soo kulmey shacabka degmada qoryooleey waana suldaankii...

Daawo:- Barnaamijka Xulashada Todobaadka oo Isbuucan Looga Hadlayey Koonfur Galbeed

Telfishinka somali channel ayaa habeenkii xaley aheyd waxaa uu qabtey barnaamijka xulashada todobaad kaas oo ey marti ku ahaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka koonfur...

DAAWO: Xogwaran oo Xalay Lagu Weeraray Ra’iisal Wasaare C/weli Iyo Madaxweyne Xasan (C/weli Umada Soomaaliyeed Ayuu Madaxa Isku Geliyay) »

Waxaa Xalay Barnaamishka Xogwaran ee kabaxa Kalsan TV lagu weeraray Madaxda Dowlada Muqdisho C/weli Sheekh iyo Xasan Sheekh. Barnaamishka ayaa looga hadlay waxa uu salka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img