WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo Maanta Booqasho Ku Tegey Ceelbuur

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaannada ay gacanta ku...

Fiirso Sawir uu Amiin Caamir Ka Sameeyey Siyaasiyiinta Somaliyeed

Amiin oo mar walba u kuur gala siyaasada guud ee dalka ayaa waxaa uu sawikan ku cabirayaan wadanimo xumada ka muuqada siyaasiyiinta soomaaliyeed iyo...

Wiil 18 Jir Ah oo Ay Alshabab Ku Fulisey Xukun Dhagax Dil Ah

Ururka Al Shabaab ayaa Gobolka Shabeellaha hoose deegaan ka tirsan waxa ay ka fuliyeen xukun dhagax ku dil ah, kadib markii maxkamada Shabaab ee...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federalka oo Dalka Dib ugu Soo Laabtey

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safar uu ku tagay dalka Brundi oo...

Dhegayso..Muqdisho oo caawa sarkaal dowladeed ku dilay caseeye

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in caawa fiidkii waqtiga Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada Dowlada uu ku dilay isgoyska Banaadir...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img