WARARKA

Fiirso Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Wasiirka Cusub ee Xanaanada Xoolaha

Sawirka ayaa waxaa uu ka turmayaa isku shaandheyntii maanta lagu sameeyey xukuumada cabdi weli Daafeet.Com  

Ogeysiis: Dhamaan Bulsho Weynta Somaliyeed Meel walba oo ay Joogaan

Dhamaan bulsho weynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida la ogeysiinayaa in magalada toronto lagu qaban doono 20 guuriradii kasoo wareegtey qorida Afka Maayga barnaamijkan...

War Deg Deg Ah Qarax Xoogan oo Kol Dhaweyd Ka Dhacay wadada Maka Al Mukarama ee Magalada Muqdisho

Qarax geystey dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu kol dhaweyd ka dhacay jidka muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama, kaasoo ka dhashay gaari waxyaabaha qaraxa...

Madaxweynaha Iyo Reysulwasaaraha oo Khilaafkoodu Cirka Isku Shareerey

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaarihiisa, C/wali Sheekh ayaa kulan ay xalay ku yeesheen Muqdisho isku fahmi waayay isku shaandheynta lagu sameeyay...

DEG DEG: Dhageyso Ra’iisal Wasaare C/weli oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Gollahiisa Wasiirada

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhaweyd isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. 1.Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Faarax Sheekh C/qaadir 2.Wasaarada Dastuurka iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img