WARARKA

Faah faahin ku saabsan Shaqaaqadii maanta ka dhacday Baydhabo iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaalada Baydhabo caawa ay aad u kacsan tahay isla markaana haatan ay...

Dhegayso..Shir Jaraa’id ay wada qabteen Xildhibaanada KoonfurGalbeed”Jawaari iyo Xasan yay xukumaayaan kolkay Shacabku gumaadayaan”

Qaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliyeed ee kasoo jeeda KoonfurGalbeed kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa shir Jartaa'id ay ku qabteen magaalada...

Dhegayso..Wariye Faashil ah oo isku dayay inuu caburiyo codka shacabka KoonfurGalbeed.

Wariye Cabdicasiis Dhaga Cade oo ka mid ah Wariyayaasha ku fashilmay Amaanada Saxaafada ayaa isagoo ay ka dhexguuxayaan Kooxda Sedexda gobol ee Garaadyaro waxa...

War Deg Deg Ah Magalada Baydhabo oo Maanta si Gardaro ah Dad Loogu Laayey

Wararka naga soo gaaraya Baydhabo ayaa sheegaya in dad si nabad ah u banan baxayey lagu laayey magalada baydhaba  qaarna la xirxirey. Ciidamadan dhibka geystey...

Wasiirka Gaadiidka Maamulka Lexda Gobol oo Ka Warbixiyey Bananbax Maanta Ka DhacayMagalada Baydhaba

Wasiirka gaadiidka ee maamulka lixda Gobol Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa uu ka waramey bananbax balaaran oo looga soo horjeedo  maamulka saddexda Gobol oo maanta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img