WARARKA

Aqriso:- Wareegtadii uu Raysulwasaaraha Kasoo Saarey Shirka ka Socda Magalada baydhaba

Reysulwasaaraha xukuumada federalka somaliya Cabdi weli ayaa waxaa uu wareegso kasoo saarey shirka gacan ku rimiska ee ka socda magalada baydhabawareegtadaas ayaa waxaa ay...

Daawo: Jawaari oo Qireey Khilaafka soo kala Dhexgalay asiga iyo Shariif Xasan

Shirka hagardaamada ah ee ka socda Baydhaba laguna sheegay in Maamul Goboleed  loogu dhisaayo saddex Gobol oo ka tirsan Gobolada Dowlada Koonfurgalbeed ayaa dhaliyay...

Dhegeyso:- Wasiirka Maalgashiga Dibada iyo Jaaliyadaha ee koonfur galbeed somaliya Dr Axmed Osman Duuble Oo Beeniyey Inuu Ka Mid Noqdey Kooxda Wada Waxa...

Qaar ka tirsan warbaahinta ayaa shaley waxaa ay qoreen in Wasiirka maalgashiga dibada iyo jaaliyadaha ee koonfur galbeed somaliya Dr Axmed Osman Duuble  uu ku...

Dhegayso…Wasiir Duuble oo Been iyo wax kama jiraan ku tilmaamay war ay ka qortay Baidao Media.

Wasiirka Maalgashiga Dibada iyo Jaaliyadaha  ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Dr. Axmed Cismaan Duuble ayaa Been iyo wax kama jiraan ku tilmaamay war...

Jaaliyada Koonfur Galbeed ee North America Oo Cambaareerey Falkii Foosha Xumaa ee Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Aqriso warqadan cambaareynta ah ee kasoo baxdey jaaliyada koonfur galbeed ee qaarada ameerica Daafeet.Com

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img