WARARKA

Xildhibaano Shaley Ku Shirey Magalada Muqdisho Kuna Hanjabey Iney Moshin Ka Keeni Doonaan Gudomiyaha Barlamanka HadiiReysulwasaraha laga keeno

Qaar ka tirsan xildhibaanada barlamaanka oo taageersan reysulwasaaraha ayaa kulan balaaran oo ay shaley ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ay ku hanjabeen in ay...

Gudiga Qaban Qaabada Shirweynihii Alif Maay oo Mahadcelin U Direy Dadkii Ka Qeyb Qaatey Qabsoomida Shirka

Gudiga shirweynaha Alif Maay iyo gudigii qaban qaabada  shirweynihii Toronto waxaa ay mahadnoq gaar ah u jeedinayaan dhamaan xubnihii ka qeyb qaatey suura gelinta qabsoomida...

Daawo Xafladii Aflif Maay Ee Lagu Qabtey magalada Toronto

Waxaa magalada Toronto beryahan ka socdey shir aad u balaaran oo loogu ta;a galey sanad guuradii 20tanaad ee kasoo wareegtey qorista afka maayga xafladaas...

Xildhibaanada Barlamaanka oo Ka Dalbay Nicholas Kay Inuu Raal Gelin Ka Bixiyo Hadalki Dhawaan Kasoo Yeerey

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta ugu baaqay ergayga QM ee Somalia danjire Nicholas Kay inuu raalli-gelin ka bixiyo eedeyn ku saabsan...

Daawo sawirada Kulan Loogu Dabaaldegayo 20 Sano Guuradii Kasoo Wareegtey Qorista Afka Maayga oo Xalay Ka Furmay Magaaladfa Toronto

Waxaa xaley magalada toronto ee alka canada ka furmey kulan aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan bulsho weynta somaaliyeed ee ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img