WARARKA

Dhegayso..Shirka Midnimo 2 ee la filayey inuu ka dhaco magaalada Garbahaarey oo dib u dhac uu ku yimid

Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa dhowaan waxaa lagu soo gabagabeeyey shir weyne loogu magac darey Midnimo1,kaasi oo ay gar wadeen ka ahaayeen...

Dhegeyso:- Xildhibanadii Moshinka Ka Keeney Reysulwasaraha Oo Ka Warbiyey Sababta Moshinka Keentey

Xildhibaanadii moshinka ka keeney reysulwasaaraha ayaa maanta waxaa ay warbaahinta kula hadleen magalada moqdisho ayagoo sheegey in mooshinkan uu yahay mid sax ah lana...

Dhegeyso: Warsaxaafadeed ay Si Wadajir U Wada Qabteen Xildhibaano Iyo Ergooyin Kasoo Horjeestey Shirka Ka Socda Magalada baydhabo

Waxaa maanta shir jaraaid wada jir ugu qabtey qaar ka tirsan xildhibaanada dowlada federalka somaliya iyo odayaal ka socda ergooyinka shirka la sheegey in...

Aqriso:- Qoraalka Mooshinkii Dhawaan Laga Keeney Reysulwasaaraha

Kol dhaweyd ayey aheyd kolkii moshin laga keeney reysulwasaaraha xukuumada federalka somala waxaan isku deyney in aan copy ka helno nuqudka qoraalkooda waatan ee...

Dhegayso..Yariisoow:Taliyaha dadkii dilay waa lakasi karaa oo xaafadahaay joogaan

Waxaa galabta Afartii galabnimo xiliga Bariga Afrika magaalada Marka caasimada Gobolka Shabellaha hoose dil bareer ah loogu gaystay Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Gobolka Shabellaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img