WARARKA

Dhegayso..Suldaan Buuwe oo kala diray Shirkii Sedexda.

Sida uu ku soo waramayo wariyeheena magaalada Baydhabo Maxamed Cabdicasiis waxaa maanta markii ugu horaysay uu ka dhawaajiyay gudoomiyaha gudiga doorasha maamul u samaynta...

Dhegayso..Heshiis ay wada gaareen Axmed Madoobe iyo DF Soomaaliya.

Halkan ka dhegayso Unknown Album Ku dhegayso Moobilkaaga                                   ...

Dhegeyso: Warsaxaafadeed Kasoo baxay Xildhibaanadii Moshinka Ka Keeney Reysulwasaaraha

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gelinkii dambe ee maanta Kulan ku yeshay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka loogu baahan yahay inuu...

Daawo: Xisbiga Wadani oo Ka Deyriyey Xaalada Golaha Wakiilada Somaliland

Xisbiga wadani ee somaliland ayaa waxaa ay ka deyriyeen xaalada guud ee golaha wakilada somaliland iyo xukuumada dhaqanka cusub ay lasoo baxdey. https://www.youtube.com/watch?v=Y5ufIqCzEas Daafeet.Com

Daawo: Mudaaharaad Aad U Balaaran oo Looga Soo Horjeedo Xukuumada Somaliland oo Maanta Ka Dhacay Magalada Burco

Mudaaharaad aad u balaaran oo geystey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada burco mudaaharaadkaas oo looga soo horjeedo siyaasada cusub...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img