WARARKA

Ciidamada Sierra Leone oo Maanta Gebi Ahaantood Ka Baxay Dalka Somaliya

Ciidanka Sierra Leone ee qeybta ka ahaa howlgalka AMISOM ayaa maanta ka baxaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo loogu qabtay...

U qeybsanaha Arimaha Africa oo soo Dhaweeyey Magacabista Reysuwasaraha Cusub

Madaxa U qeybsamaha midowga Afrika Ee Soomaaliya Maman S. Sidikou ayaa soo Dhaweyay Magacaabista Raiisal,wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya Mr Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.   Ambasador Maman...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Xasan Sheekh oo Ku Wajahan Magalada KIsmaanyo Si uu uga Qeyb Qaato Bixitaanka Ciidanka Sierra Leone

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku wajahan Kismaayo, si uu u sagootiyo ciidamada dalka Sierra Leone ka socda...

War Deg Deg Ah Cumar Cabdirashiid oo Loo Magacaabey Reysulwasaraha Cusub

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa goor-dhow u magacaabay xilka ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia, u magacaabey Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, kaasoo...

Daawo:- Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Ilyaas Qalinloo Dooda Ka Qeyb Qaatey

Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa Horn Cable Tv ayaa xalay diirada lagu saaray Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Muqdisho ee saacadaha soo socda la magacaabi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img