WARARKA

Qolaha Amaanka oo Xukuumada Federalka Ka Codsadey In Cadaalada La Hor Keeno Dadkii Ka Dambeeyey Qaraxii Ka Dhacay Xerada Xalane

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa soo jeediyay in caddaaladda la hor keeno kuwii ka dambeeyay weerarkii Khamiisti lagu qaaday xerada Xalane ee magaalada...

Daawo:- Ibraahin Jaangow oo 23 Sano kadib Somaliya ku Tegey Safar Gaaban

Ibraahin jaangow oo ka mid ah ganacsatada kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya ayaa si lama filaan ah ku tegey dalka somaliya isagoo ay ugu...

The Unity of Southwest of Sate (six regions) will exist for ever and UNSOM , AMISOM and Damjadiid can not stop!

The recent UNSOM, AMISOM, Etiopians and Kenyans recognition of Shariif Hassan Administration, South West State (SW3) that is organized and elected in Baidoa Airport...

Amisom oo ka Hadashey Falkii Shaley Ka Dhacay Xerada Xalane

Xarunta AMISOM ee Xalane ayaa shalay waxaa weerar ku qaaday dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab,sida warsaxaafadeed ka soo baxay Midowga Africa lagu sheegay. Warsaxafadeeda AU-da ayaa...

Daawo… Jaaliyada Digil iyo Mirifle Atlanta oo Kulmay

Kulan balaaran oo ay ka qaybgaleen jaaliyada Qawmiyada Digil iyo Mirifle ee magaalada Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan ayaa waxa uu maanta oo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img