WARARKA

Daawo Diyaaradii Air Asia oo Laga Heley Bada Gudaheeda

Diyaarad ay leedahay shirkada Air Asia oo laba maalmood ka kahor ka weysanaa ayaa la sheegayaa in laga heley bada gudaheeda Daafeet.Com

Dowladda Soomaliya oo beenisay in horjooge ka tirsan Al-Shabaab ay ku wareejiyeen dowlad kale.

Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegaya in horjooge Zakariye Axmed Ismaaciil Xirsi oo Sabtidii ciidanka dowladda federaalka ay ku qabteen howgal ay ka...

Daawo Sawir Amiin uu Ka Sameeyey Siyaasiyiinta Somaliyeed

Sawirkan ayaa waxaa uu tusaale u yahay in dalka somaliya ay ka dhamaatey qaranimo iyo dal jaceyl ayna u biyo shubatey in siyaasiyiinta somaliyeed...

Diyaaradaha Dorooniska Mareykanka oo Xaley Duqeyn Ka Galeystey Jubada Dhexe

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqemo cirka ka fuliyay deegaan ku dhow degmada Saakow oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kaasoo ah mid ay gabi...

Ciidammada dowladda oo Dad kusoo Qabtay Howlgallo ay Muqdisho ka Fuliyeen

In kabadan toban qof ayaa lagu soo qabtay howlgallo ay ciidammada amniga ee dowladda Soomaaliya xalay ay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Hodan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img