WARARKA

Dhegayso..Afhayeenka K/G 6Gobol “Shariif waa Balanlaawe Kheer laawa ah”

Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed  6Gobol Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in hada wixii ka danbeeya ayan wax heshiis ah ka...

Dhegeyso:- Afhayeenka Maamulka Uu Hormuudka Ka Yahay Shariif Xasan oo Is Casiley

Afhayeenka maamulka koonfur galbeed ee uu hormuudka ka ahaa Shariifka Siyaad Sheekh Cumar ayaa maanta ku dhawaaqey in uu iska casiley xilkii uu u hagey...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen oo ugu Baaqay Qurbo Joogta Guryaha Ku Leh Magalada Muqdisho In Ay Dhistaan Guryahoda

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa qurba-joogta ku leh guryaha Muqdisho ee aan weli dalka kusoo laaban ugu baaqay inay sida ugu...

Daawo Sawirkii Maanta ee uu Amiin Ka Sameeyey Itoobiya iyo Damuljadiid

Amiin oo badanaba ka hadla siyaasiada dhabta ah ee ka taagan dalka somaliya ayaa maanta sawirkan waxa uu ku soo bandhigayaa dhibaatada shacabka somaliyeed...

Wasiirada Shariifka oo Sicir Barar Ku Keeney Qiimaha Qaadka Lagu Kala Iibsado Magalada Baydhabo

Warar inaga soo gaaraya magalada baydhabo ayaa waxaa ay sheegayaan in qiimahii lagu kala iibsan jirey Jaadka ama Khaadka uu kor u kacay dhowrkii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img