WARARKA

Wadankii Jamhuriyadda Somalia ee Burburay Yaa bad baadin Doono? Qore: Abdi Sheeq

Su’aasha maanta dad badan ay isweydiinayaan waxay  tahay, yaa u maqan Wadankii la dhihi jiray Jamhuuriyadda Somaliya ?   Cid kasto waxa ay rabtaa in...

Daawo:- Barnaamijkii Xog Waran oo Looga Doodayey Qaabka Dowlada Ku Socoto

Doodo aad u balaaran ayaa mar walba lagu qabtaa telefishinada somalida ee ka howl gala dalka ingiriiska barnaamijyadaas mid ka amid ah ayaa telefishinka...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne oo Lasii Daayey Kana Hadley Xarigii Loo Geystey

Gudoomiyaha Degmada Xamar-weyne ee Maamulka Gobolka Banaadir C/qaadir Maxamed C/qaadir oo maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa dhaliilay qaabkii loo xiray Asaga iyo Kuxigeenkiisa...

Ciidamada Dowlada oo Garab siinaya Ciidama Amisom Iyo Alshabab oo Ku Dagaalamey Duleedka Magalada Muqdisho

Dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saqdii dhexe ee xalay illaa aroortii saaka ku dhexmarayay deegaanka Arbacow oo ku...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xukuumadii Fashilantey ee Cumar Cabdirashiid

Reysulwasaaraha ayaa waxaa uu dadaal badan ugu jirey sidii xukuumadiisa ay u ogolaan lahaayeen barlamaanka taasoo noqon weydey suuro gal< Amiin camir oo inta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img