WARARKA

Hantidhowrka Guud Ee Somalia oo Maanta Shir Jaraaid Ku Sheegey Iney Xireen Xisaabyadii Lacageed ee Dowlada

Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya, Nuur Jimcaale Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegeay inay ku guuleysteen in ay xiraan inta badan...

Xildhibaan Maxamed Ibraahin Xaabsade oo Maanta Lagu Aasey Magalada Baydhabo

Waxaa maanta Magaalada Baydhaba lagu aasay Allaha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo habeen hore ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Ayadoo maanta Meydka laga...

Daawo Sawir uu Amii Caamir Ka Sameeyey Waxqabadkada Dowlada Turkiga

Dowlada Turkiga ayaa somaliya waxaa ay ka  qabatey mashaariic badan oo wax ku ool u ah umada somaliyeed ayadoo waqtii ugu horeysey ay imanayeen...

Dhegayso..Shirka Afgooye oo shaki badan laga muujinayo

Waxaa maanta magaalada Afgooye shir uga furmay beesha BiyoMaal iyo Habargidir oo iyagu ku dagaalamay qaar ka mid ah deegaano hoostaga degmada Awdheegle,kulan oo shaki...

Dhegayso..Jaaliyada Digil iyo Mirifle Atlanta oo ka Tacasiyadeeyay geeridii ALLAH ha u naxariistee Xildhibaan Xaabsade

Guud ahaan Jaaliyada Digil iyo Mirifle ee ku dhaqan magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan ayaa waxay Tacsiyad u dirayaan dhamaan Ummadda Soomaaliyeed,Ummadda KoonfurGalbeed,Eheladii,Asxaabtii,Xaasaskii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img