WARARKA

Dhegayso Suxufiyiinta Baydhabo oo Shaqo joojin bilaabay

Suxufiyiinta magaalada Baydhabo ayaa maanta ku dhawaaqay Shaqo joojin kadi kolkii cadaadis ay kala kulmeen maamulka Dulaaliinta ee uu Shiriif  Sakiin horboodayo Ku dhegayso Moobilkaaga

Dhegayso..Dersiga 1aad ee kitaabka Abii Shujaac

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Ku dhegayso Moobilkaaga

Sawirka Maanta uu Amiin Caamir Ka Sameeyey Dhibta Ka Aloosan Reyskuwasaaraha iyo Barlamaanka

Amiin camir oo mar walba ka hadla xaalada guud ee siyaasada dalka somaliya ay maanta ku sugan tahay ayaa maanta waxaa uu sawirkiisa ku...

Reysulwasraare Cumar cabdirashiid oo Ugu Baaqey Bangiyada Dalka Mareykanka In Ay Ka Laantaan Go,aanka Lagu Xirayo Xawaaladaha

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay bangiyada dalka Mareykanka in ay ka laabtaan go'aanka ay ku xirayaan xisaabaadka xawaaladaha...

Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Barlamaanka oo Mooshin Ka Keeney In Gudoomiyaha Barlamaanka Usan Shir Gudoomin Karin Shirka Berito

Qaar ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxaa ay mooshin ka geeyeen in Gudoomiyaha barlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari uusan shir gudoomin karin shirka lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img