WARARKA

Dhegeyso:- Wasiirada Caafimaadka oo Maanta Booqatey Cisbitaaladii La Dhigey Dadkii Ku Dhaawacmey Qarixii Shaley Dhacay

Wasiirka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Xaawo Maxamed Xasan oo maanta booqatay dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qarixii argagixisanimo ee shalay ka dhacay Muqdisho ayaa sheegtay...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti ooMaanta Booqasho ku Tegey Magalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cadde ee magaalada...

Daawo:- Xafladii Lagu Caleemasaarayey Madaxa Hogaanka Dhaqanka Koonfur Galbeed ee Qaarada North America

Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa xafladii caleemasaarka madaxa hogaanka dhaqanka koonfur galbeed ee qarada north america oo lagu qabtey magalada toronto 14 bishii feb. https://www.youtube.com/watch?v=Wru9Wg1VjOc

Madaxweynada Dowlada Federalka oo Cambaareeyey Qarixii Maanta Ka Dhacay Hotel Central

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee maanta lagu qaadey mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho oo...

Wasiiro iyo Xildhibaano Ku Geeryoodey Qarixii Maanta Ka Dhacay Hotel Central

Faahfaahin kasoo baxeysa qarixii maanta ka dhacay hotel central ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku dhinteen dhowr wasiiro iyo xildhibaano qaar kalana ay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img