WARARKA

Dhegeyso:-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele Oo Ku Tilmaamey Wax Kama Jiraan Hanjabaadii Ay Dirtey Alshabab

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle oo la hadlay Laanta Afka Soomaaligaa ee VOA ayaa ka hadlay Hadal hanjabaad ah oo Al-shabaab ay u...

Reysulwasaare Cumar Cabdirashiib oo Maanta Booqdey Dhaawicii Yiiley Cisbitaal Digfeer

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa saaka booqday Isbitaal Digfeer oo ay ku jiraan qaar kamid ah...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Alshabab

Amin Camir ayaa waxaa uu sawir mashaakil ah ka sameeyey ururka Alshabab oo sheegtey dhacdadii kol dhaweyd ka dhacdey magalada muqdisho oo ay dad...

Gudoomiyaha Barlamaanka Pro Maha,ed Osman Jawari oo Maanta U Dhoofey Dalka Jarmalka Caafimaad dartiis

Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa maanta safar caafimaad ugu dhoofay wadanka Jarmalka. Xubno ka tirsan xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka ayaa xaqiijiyay inuu safarka...

Dhegayso…Rubac Qarni ka dib reer Shabeelaha hoose oo hubka qaatay

Rubac Qarni ka dib reer Shabeelaha hoose oo hubka qaatay si ay isaga difaacaan cadawga kaga soo duulay gobolada dhexe ee Soomaaliya Riix si aad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img