Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga cadaala Maxamauud Axmed Nuur Tarsan ayaa si kulul uga hadley qaabka loo dhisey maamulka...
Wasaarada amniga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in heegan buux la geliyay Ciidamada amaanka,xilli cabsi laga muujiyay in weerar mar kale ay ka dhacaan...