WARARKA

Wasiirka Gaashaandhiga Jen Diini oo Sheegey In Xukuumadu U Tanaasuli Doonto Sidii Xal Waara Loo Heli Lahaa

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini oo socdaal ku joogay gobolka Galgaduud ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah meelihii ay...

Somali Tahriibayaal Ah oo Ku Geeryoodey Magalada Khartuun ee Dalka Suudan

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo tiradooda lagu sheegay 13-qof ayaa ku geeriyoodeen shil gaari oo ka dhacay dulleedka magaalada Khartoum ee xarunta dalka Suudaan. Dadkan ayaa ku...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha iyo wasiirka Armaha Gudaha oo Sheegey Iney Xukuumada La Wareegtey Shirka Maamul U Sameynta Gobolda Dhexe

Reysulwasaaraha xukuumada federalka Cumar Cabdirashiid iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odaywaa oo ka hor hadlay Madasha uu Shirka...

Madaxweynaha Iyo Reysulwasaaraha oo Maanta Hambalyo Ku Adan 8da Maarso U Direy Ururka Haweenka Somaliyeed

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa hambalyo ku aadan 08-da Maarso oo ah maalinta caalamiga ah ee...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Gaarey Magalada Kambala

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo uu wehlinayo ku xigeenkiis labaad, Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img