WARARKA

Sheeko Cusub:- Shariif Xasan oo Golahiisa Wasiirada Kusoo darey Beesha Majeerteen

Magaalada Baydhaba sidaad lawada socotaan waxaa ayaama dhoweyd kasoo go’dey Beer Wasiir ku dhowaad 70 wasiiro iyo inkale oo xiliyo dhow la magacaabi doono. Hadaba...

Daawo:- Xukuumada oo Ka Hadashey Saraakiisha Loo Heysto Qarixii Ka Dhacay Hotel SYL

Ku Xigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Abuukar  oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Saraakiishaan lala xiriirinayo weerarkii ismiidaaminta ahaa ee bishii Janayo...

Faahfaahin kasoo baxeysasa Qabsashadii Alshabab Xaley Qabsatey Degmada wanleweyn Saacada Heysteen

Al Shabaab ayaa sheegay in ciidamadooda ay u suuragashay inay saacado haystaan gacan ku haynta Magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose. Shabaab waxa ay sheegeen...

Alshabab oo Xaley Qabsadey degmada Wanleweyn Saacadana heystey

Warar aynu ka helney magalada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ciidamada Ururka Shabaab Magaaladaasi ay xalay qabsadeen, kadibna dib ay uga...

Daawo:- Nin Somaliyeed oo Ka baxay Diinta Islaamka Qaateyna Diinta Masiixiga

Dagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka somaliya dhibaatooyinkii loo geystey dad badan oo somali ah waxaa ay sababeen in qaarkood kolkii ay kusoo barakaceen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img