WARARKA

Dhegeyso:-Zakariya Ismacil Xersi oo Ka Tirsanaa Alshabab oo Sheegey In Mukhtaar Roobow ( Abu Mansuur ) Inuu Kol Hore Ka Baxay Alshabab

Zakariya Ismaaciil Xersi oo ka tirsanaa Al-shabaab ayaa wareysi uu siiyay VOA-da ku sheegay in Sh. Mukhtaar Roobow Cali (Abu-Mansuur) oo ka mid ahaa...

Kooxo Hubeysan oo Maanta Weerar Ku Qaadey Jaamacad Ku Taala Magalada Gaarisa

Kooxo hubeysan ayaa saaka subaxnimadii hore weerar ku qaaday Jaamacada magaalada Gaarissa ee gobalka waqooyi bari ee dalka Kenya ayadoo dhawaqa rasaasta wali laga...

Dhegeyso:- Ergadii Beesha SADE ee Gobolada Jubbooyinka oo ka baxdey shirkii Kismaayo ee Lagu xulayey Baarlamaanka (Dhageyso)

Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Odoyaasha iyo Waxgaradka Beesha SADE in ay Galabta isaga baxeen Shirkii ka soconayey maalmahan magaalada Kismaayo...

Daawo:- Sheekh Said Cali oo Ka Hadli Doona Barnaamij Looga hadlaayo Manhajka sex-education-ka Caruurta Reer Ontario Canada Iskulaadka Loogu Dhigi Doono

Barmaamijkan hoose waa barnaamij loogu magac darey "Ma ogtahay manhajka sex-education-ka" ee gobolka Ontario Kanada dhawaan caruurta loogu dhigi doono. Waa barmamij wacyi galin ah...

Guuxa dad weynaha”Sheekh Saalax Ma boordhabay kooxda duulaanka sida neef Lo’aad”

Ayaanba ayaan Aduun waa Aragti iyo Istus ee Anagaa talina oo nalagama daba hadli karo oo lagu soo koobay "Fad ama hafadin waa lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img