WARARKA

Weerarkii Jaamacada Gaarisa oo La Sheegey Iney Geysteen Muwaadiyiin Kenyaan ah oo Kasoo Jeeda Mombasa

Kooxihii weeraray Jaamacadda Garissa ee Kenya oo ahaa afar qof ayaa la sheegay inay ahaayeen dad u dhashay dalka Kenyan; iyadoo weerarkaas ay mas’uuliyaddiisa...

Qadka Isgaarsiinta ee Degmada Cadaado oo hawada laga Saarey

Wararka inaga soo gaaraya degmada cadaado ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in hawada laga saaray isgaarsiintii illaa hadda la ogeyn sababihii keenay. Waxay kaloo wararku...

Daawo Cudurka iyo Caafimaad darada Ay Leedahay Cabista Shiishada

Waxaa beryahan aad uGu soo badatey dhalinyarada iyo somaliyeed iyo qaar ka tirsan dadka waawey cabista shiishada oo aad moodo iney tahay ilbaxnimada laga...

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Bulshada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Shacabka Somaliyeed Ku Booriyey Joojinta Cunista Qaadka Ka Yimaada Kenya

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah Guddoomiyaha Xisbiga Cadalada Bulshada Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney u istaagaan joojinta...

Guuxa Dad weynaha..Xaalka Baarlamaanka Juba”Hal booliya nirig xalaal ah Madhasho”

Waxaa socda soo xulista Baarlamaanka Waxa uu maraayaa heer gebagebo ah,Waa lasoo dhamaystiray,Kol dhow wax baad maqli doontaan,Beelaha waa ay wada qanceen,Wax hareyba ma...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img