WARARKA

Daawo Sawirada Egart Foundation oo Biyo U Qeybiyey Barakacayaasha ku Jira Xerooyinka IDPs ee Baydhabo

Egart foundation ayaa beryahan waxaa ay gargaar biyo qeybin ah ka heysey xerooyinka barakacayaasha ee gobolka bay gaar ahaan magalada baydhaba waxaan halkan idinkugu...

Dhegeyso:- Mid ka Mid Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Heshiiskii Habar Gidir Iyo Biyamaal Hakad Galey

Mid ka mid wasiirada maamulka shariif oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Maxamed ayaa ku dhawaaqay in ay hakad geliyeen wadahadaladii ay mudooyinkan wadeen ee...

Ciidamo Kenyan ah oo Maanta Lagu Diley magalada Kismaanyo Qaar Badana Looga Dhaawacay

Wararka naga soo gaaraya magalada kismaanyo ayaa sheegaya in ugu yaraan Saddex Askari oo Kenyaan ah ayaa lagu dilay siddeed kalena waa lagu dhaawacay...

Daawo Barnaamij looga Hadlayo Dhibaatooyinka loo Geysanayo Ajaaniibta Ku Nool Dalka Soth Africa

Waxaa weli si xowli ah uga socda dalka south africa dhac iyo dil loo geysanayo dadka ajaaniibta ah ee ku nool dalka south africa...

Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin oo Sheegey In Maamulka Juba Uusan Aheyn Maamul Jira Axmed Madoobana U Baahan Yahay In Lasoo Xiro

Xildhibaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibaanada dowlada federalka somaliya ayaa si buuxda uga hadley maamulka juba wuxuuna sheegey in maamulkaasi uusan eheyn...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img