WARARKA

Daawo Beesha Shiikhaal oo Eedeyn Usoo Jeedisey Maamulka Axmed Madoobe

Kulan ay isugu yimaadeen beesha Shiiqaal ayaa waxaa ay eedeyn uga soo jeedisey maamulka Axmed Madoobe ayagoo ku eedeeyey in si xaq daro ah...

Daawo:- Tahriibayaal Laga soo Badbaadiyey Bada u Dhexeysa Talyaaniga iyo Liibiya

Waxaa beryahan dambe dowlada talyaaniga ay xooga saareysey sidii ay usoo badbaadin laheyn tahriibayaal la sheegey in ay ka badan yihiin 700 oo ruux...

Dhegeyso: Kuwii Shaley Axmed Madoobe Gacanta U Geliyey Koonfur Galbeed Oo Maanta Cabaad Lasoo Taagan

Waxaa maalintii shaley warbaahinta kula hadley magalada baydhaba Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale iyo xildhibaan Aadan Madoobe oo labadaba ka tirsan baarlamaanka dowlada federalka somaliya. Xildhibaanadan...

Shariif Xasan oo Shahaado Sharaf Gudoonsiiyey Sarkaal Itoobiyaan ah Oo Qeyb Lixaad ka Qaatey Burburintii Maamulka Lexda Gobol

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maalintii shaley waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey Sarkaalka Madaxda u ahaa Ciidanka Itoobiyaan ee ku suganaa Magaalada Baydhaba xiligii...

Dhegeyso: Amisom oo Ka Warbixineysa Weerar Dhibaato Shaley Loogu Geystey oo Ka Dhacay Shabeelaha Hoose

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col Njuguna oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Warbixiyay Weerar Shalay Ciidamada AMISOM ay ku soo qaadeen Al-shabaab oo ka dhacay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img