WARARKA

Fiirso Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xaalka Lala Damacsan Yahay Gobolka banaadir

Waxaa beryahan ka socdey magalada muqdisho loolan la doonayo in gobolka banaadir lagu daro gobolka shabeelaha dhexe si loo sameeyo maamul goboleed ka kooban...

Daawo Ing Faysal Cali Waraabe oo Jawaab ka Bixiyey Hadal Dhawaan Kasoo Yeerey Prof Jawaari

Gudoomiyaha xisbiga Ucid ee somaliland Ing Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu jawaab siiyey gudoomiyaha baarlamaanka Orif maxamed Osman Jawaari oo maalin dhaweyd ka...

Daawo Sawirada Wasiirka Howlada Guud iyo Dib U Dhiska Dowlada Federalka Somaliya oo Kulan Kaga Qeyb galey Dalka Turkiga

Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska dowlada federalka somaliya Eng: Saalax Sheekh Cismaan ayaa dalka Turiga uga qeyb galay shir caalami ah oo...

Aqriso Dicreeto Kasoo Baxdey Gudoonka Baarlamaanka oo ay Ku Diidan Yihiin in Gobolka Banadir uu Raaco Maamul Goboleed

Gudoonka baarlamaanka ayaa waxaa uu qoraal kasoo saarey kaasoo ay beryahan isku heysteen gudoonka baarlamaanka iyo mid ka mida guddoomiyeyaasha guddiyada joogtada ah ee...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Dalka TUrkiga Kala Qeyb Galey Xus Qarameed

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img