WARARKA

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federalka Somaliya oo Codsi Ka Mid Noqosho u Direy Barlamanka Wadamada Bariga Africa

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka waddamada Bariga Afrika, Daniel F. Kidega waxaana kulan ka dhacay Kampala ay...

Shir Madaxeedka Wadamada Africa oo Sanadka Looga Hadli Doono Dhinaca Nabada

Shir Madaxeedka 25-aad ee Ururka Midowga Afrika ee sanadkan oo magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika lagu qabanayo ayaa diirada lagu saari doonaa cirib-tirka...

Guuxa Dadweynaha…Maamulka loo dhisayo Shabeelaha hoose”Maxay ku nuugtaa maxayse ka nuugtaa?”

Waa xigmad Soomaaliyeed oo soo jireen ah isla markaana daahfur maanta u ah Guuxa dadweynaha ee todobaadkan, Hadaba waa iga su'aale Maxay ku nuugtaa maxayse...

Nicholas Kay oo Ka Hadley Qabsashada Magalada Dhuusa Mareeb

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xaaladda gobolka Galguduud gaar ahaan tallaabadii ay kooxda taabacsan ahlusuna kula wareegeen...

Xoogaga Ahlusuna oo La Wareegey Deegaano Hor Leh

Xoogaga Ahlusunna Waljameeca oo Maalin ka hor la Wareegay Magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa billaabay inay isku fidiyaan deegaanno ka tirsan Gobolkaas. Wararka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img