WARARKA

Jaaliyadaha Dibada ee Kasoo Jeeda Shabeelaha hoose oo Kasoo Horjeestey Qaabka Loo Sameeyey Maamulka Degmada Marka Iyo Afgooye

Kulan dhinaca telfoonada oo ay isugu yimaadeen Qurbo joogta kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa si cad kaga soo horjeestey maamulka uu shariif xasan...

Daawo Gudiga Farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada Dhexe oo Dastuurka Usoo Bandhigey Shacabka

Gudiga farsamada ee maamul u sameynta goboladda dhexe oo dadweynaha usoo bandhigayey Dastuurka maamlka goboladda Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in qodobka 4’aad ee...

Alshabaab oo Dad ku Dishay Afgooye

In kabadan laba qof ayaa ku dhimatay, uguyaraan saddex kalana way ku dhaawacmeen weerar ay malleeshiyada Al-Shabaab ku qaadday saldhig boolis oo ku yaalla...

Aqriso:- Maamulka Degmada Afgooye Oo Beelaha Hawiye Laga Siiyey 4 Xubnood Halka Dadkii Deegaanka Laha ay ka Heleen 2 Xubnood

Shariif Xasan ayaa manta waxaa uu degmada afgooye kaga dhawaaqey maamul si aad ah uga fog xaqiiqda ka taagan deegaanka isagoo maamulkaasi kusoo darey...

Aqriso Warqada Lagu Magacaabey Maamulka Degmada Marka Iyo Qabaailadooda

Maamulka Shariif Xasan ayaa manta waxaa uu maamul cusub u magacaabey degmada maamulkaas oo sida ku xusan warqada ka kooban 7 xubnoo oo kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img