WARARKA

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil oo Ka Hadashey Dhul Ka Mid Ah Dekeda Berbera oo La Siiyey Shaqsiyaad

Gudoomiyaha  xisbiga Ucid ee gobolka saaxil  Roodo Axmed Yasin ayaa ka hadashey dhulkii dekada berbera oo la siiyey shaqsiyaad sida ay sheegtey aydoo isla...

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Kenya oo Xafiiskeeda Kula Kulantey Danjiraha Cusub ee Somaliya u Magacowdey Dalka Kenya

Wasiiradda Arrimaha Dibada ee Dowlada Kenya Aamina Maxamed ayaa maanta xafiiskeeda ku kula kulantey Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya Amb. Jamaal...

Fiirso Sawir uu Amiin Caamir Ka Sameeyey Taliyaha Nabadsugida Dowlada Federalka

Amiin camir ayaa waxaa uu sawir uu ku cabiraayo sida uu ula dhaqmo saxaafada taliyaha cidanka nabasugida somaliyeed.

Inaalilaahi Wa Inaa’ileyhi Raajicuun Gudoomiyhii Hore ee Degmada Afgooye oo Maanta Lagu Diley Afgooye

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun gudoomiyihii hore ee degmada afgooye C/llahi Cabdi Axmed Idaale ayaa maanta barqadii lagu diley bartamaha degmada afgooye. Dilka Guddoomiyihii hore...

Alshabab oo Habeenkii Xaley ku Dishey 12 Ruux Tuulo Ka Tirsan Mandheera

Kooxaha Alshabab ayaa habeenimadii xaley waxaa ay weerar ku qaadeen tuulo ku dhow degmada mandheere oo lagu magacaabo Soko Mbuzi halkaasi oo la sheegey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img