WARARKA

Ciidamada Itoobiyaanka oo Dad Shacab ah Ku Laayey Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay

Wararka ka imanaya magalada buurhakaba ee Gobalka Bay ayaa sheegaya in dad ka badan 12-Ruux oo shacab barakacayaal ah ay ku dhinteen duqeyn ay...

Amisom iyo Ciidanka Dowlada oo Maanta La Wareegey Gacan ku Heynta Degmada Diinsoor

Ciidanka Xoogga Dowlada iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM ayaa Gudaha u galay goor dhow Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasi oo ay isaga...

Daawo Kibaat Quraanka Kariimka oo Laga Heley Jaamacada Magaalada Birmingham

Jaamacada Magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska ayaa laga helay qoraal dhowr suuradood oo Quraanka Kariimka ah oo la sheegay in la qoray wakhti u...

Madaxweynaha Dalka Mareykanka oo Kol Dhaweyd Gaarey Dalka Kenya

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama iyo Wafdi Ballaaran oo uu Hoggaaminayo ayaa goor-dhow ka dagay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, iyadoo ammaankasi...

Wasiiradii Beelaha Mirifle ee Maamulka Shariif Xasan oo Isbaarooley Isku Badaley

Degmada afgooye oo ka mid ah degmooyinka ugu qanisan gobolka shabeelaha ayaa maalmahan waxaa si aad ah ugu soo batey isbaarooyin xad dhaaf ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img