WARARKA

Ahlusunada Gobolada Dhexe oo Sharci Cusub Kusoo Rogey Warbaahinta Ka Howlgasha Gobolada Dhexe

Ururka Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe dalka Somalia, ayaasharuuchor leh waxa ay ku soo rogey Warbaahinta ka howlgasha deeganada ay ku sugan yihiin. Sharuucdan Ahlu...

Gudoomiyaha Barlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari oo Sheegey In Dalka Aysan Ka Dici Karin Doorasho Qof iyo Codkiis 2016

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay Hiigsiga 2016-ka, isagoo Xusay in aanay Dalka ka dhici karin doorasho qof iyo...

Golaha Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Ku Eedeeyey Shariif Xasan Musuqmaasuq

Ayadoo haatan kasoo wareegatey ku dhawaad 7 bilood kolkii uu ku dhawaaqey golahiisa wasiirada shariif sakiin ayaa haatanwaxaa soo shaac baxaya in qaar ka...

Madaxweynaha Dalka jabuuti oo Cambaareeyey Qaraxii Shaley Ka dhacay Hottel jaziira

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa cambaareereyey qaraxii shaley ka dhacay hottel jaziira ee magalada muqdisho oo ay dad badani ku naf waayeen. Madaxweyne...

Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Xaliimo Ibrahin Ismaciil ( Xaliimo yareey ) u Doortey Gudoomiye

Xaliimo Ibraahim Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa loo Doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, kaddib Munaasabad maanta ka dhacday Muqdisho. Munaasabadda doorashada ayaa waxaa Goobjoog...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img