WARARKA

Kulankii Shariif Xasan iyo Beelaha Mudulood oo Si Wanaagsan Ku Dhamaadey

Masuulka Maamulka Seddaxda Gobol Shariif Xasan ayaa si hoose uga hadlay Siyaasadda uu adeegsan doono kolka ay bilaabato soo xulista Wakiilada Baarlamaanka cusub ee...

Qodobo Dhowr ah oo Kasoo Baxay Kulankii Hiigsiga 2016 oo Shaley Lasoo Gabagabeeyey

Shirkii hiigsiga 2016 ee beryahan ka socdey magalada muqdisho ayaa shaley lasoo gabagabeeyey ayadoo shirkaasi kasoo baxay dhowr qodob. Shirka ayaa waxyaabihii la isla af...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Soo Gabagabeeyey Shikii Hiigsiga 2016

Madaxweynaha dowlada Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay si rasmi ah u soo xirey shirkii Madasha Wadatashiga ee beesha caalamka iyo Soomaaliya...

Kenya oo Sheegtey In Ay Dagaalyahano Alshabab ah ay Dishey

Dowlada Kenya ayaa sheegatay in weerar gaadmo ah oo ka dhacay Gobolka Xeebta ay ku dishay seddex ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab hubna ka furatay. Afhayeen...

Daawo:- Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland oo Yiri Kol Horaan Sheegey in Dalka Aysan ka Dhici karin Doorasho 2016

Madaxweynahii hore ee maamul goboleedka puntland oo wareysi siiyey warbaahinta ayaa waxaa uu ku celceliyey in uu mar hore sheegey in dalka aysan ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img