WARARKA

Aqriso Magacyada Dad Tiradooda Kor u Dhaaftey Oo Lagu Xasuuqey Deegaanka Buurdhuxule ee Gobolka bakool

Magacyada inka badan 50 qof oo ka mid ahaa dadkii Ciidamada Liyu Booliska ee Itoobiya taabacsan, ku Xasuuqeen Deegaanka Buurdhuxule ee Gobolka Bakool ayaan...

Gudomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari oo Xaley Ka Qeyb Qaatey Xeritaanka Cayaraha Somali week

Tartankii ciyaaraha Somali-Week ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Toronto ee dalka Canada, kuwaasoo billowday 24-kii July illaa 03-da August – 2015-ka oo maanta ah....

Daawo Garyaqaan Maxamed Abukar Gaytaano oo Ka Hadlaya Tacdiyaadka Ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

Garyaqaan Maxamed Abukar oo ka mid waxgaradka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose isla markaana waxaa uu si aad ah uga hadlaa tacdiyaadka loo geysto...

Gudoomihii Hore ee Degmada Marka oo Ka Hadley Dhibaatooyinka Amison Ku Heyso Degmada Marka

Guddoomiyihii hore ee Magaalada Marka Maxamed Cismaan “Yariisoow” ayaa ka hadlay tacadiga ciidanka Amisom ay ka geysteen Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Maxamed...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey in Maamulka Keliya ee Sharciga Ku Dhisan uu Yahay Midka Puntland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad uu ka jeediyay Xuskii 17-sano guuradii Aasaaskii Puntland ku sheegay in Puntland ay tahay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img