WARARKA

Dhegeyso Wasiirka wasaarada Warfaafinta oo Amar Ku Bixiyey In Dadka Shacabka Ah Ay Ka Guuraan Xaruntii Ex Fiyoore

Wasiirada wasaarada warfaafinta Maxamed cabdi Xayir Maareeye oo shaley gelinkii dambe kula hadley dad shacab ah oo degen xaruntii hore ee Ex fiyoore waxaa...

Dhegeyso:- bananbax Looga Soo Horjeedo Maamulka Axmed Madoobe oo Maalintii Shanaad Ka Socda Garbahaareey

Banaanbax si weyn loo soo abaabuley ayaa maalintii shanaad waxaa uu ka socdaa degmada garbahaareey ee gobolka gedo banaanbaxan ayaa waxaa iskood isku soo...

Daawo Agaasimaha Warbaahinta Isha baydhaba oo Ka Qeyb Galey Barnaamijka Falanqeynta Mooshinka

Daawo barnaamijka falanqeybta mooshinkii laga keeney madaxweynaha dowlada federalka somaliya ay sida ay u arkaan bulshada soomaaliyed. https://www.youtube.com/watch?v=poeq75Z3H40

Daawo: Barnaamij ka Hadlaya Cudurada Ay kala Qaadaan Xoolaha Iyo Aadanaha

Ka faaiideyso dhaliyaro somaliyeed oo wax ka barata jaacadaha dalka Suudaan  barteyna caafimaadka xoolaha oo inooga faaloon doona cudurada ay kala qaadaan xayawaanka iyo...

Wadadii u Dhexeysey Afgooye iyo Wanleweyn oo Isbaaro Darteed u Xirantey

Warar inaga soo gaaraya degmada wanleweyn ayaa sheegaya in wadadii isku xirtey degmada afgooye iyo wanleweyn looga kala cararey isbaaro darteed taasoo kuwii horey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img