WARARKA

Dhegeyso:- Shariif Xasan oo Ku Fashilmey in uu Reer Marka Sasabo

Kadib kolkii cabashooyin is daba joog ah ay kasoo tyeereysey reer marka ayaa maanta waxaa magalada booqdey shariif xasan sheekh aadan oo isaga koox...

Daawo:-Sawirada bananbax Balaaran oo Looga Soo HOrjeedo Shariif Xasan oo Maanta Ka Dhacay Magalada Marka

Bananbax aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada marka kaasoo looga soo horjeedey Wafdi uu hugaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo...

Dhegeyso:- Waxa Maanta Kala Qabsadey Shacabka Degmada Marka Iyo Wafdigii uu Hogaaminaayey Shariif Xasan

Shacab iyo Odayaal Careysan ayaa hadalo kulul oo kala hortagay wafidiga Shariif Xasan oo isku dayey inuu hor istaago goob uu ka socday dibad...

Daawo sawir uu Amiin Maanta Ka sameeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Osman Jawaari

Qalinka Amiin Camir maanta waxaa uu dul tegey gudoomiyaha baarlamaanka ee bal nala arka .

Faalo..Dhaqankow ma waxaad sugaysaan inuu Shariif idiin qaybiyo idiina soo xulo Xildhibaanada?

Ku dhowaad sedex todobaad ayaa kasoo wareegtay kolkii magaalada Baydhaba laga furay shirka awood qaybsiga iyo soo xulida xildhibaanada Baarlamaanka KoonfurGalbeed iyadoo ilaa iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img