WARARKA

Dhegeyso:-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qranka oo Ka Hadley Dhulalka La Kala heysto Iyo Sharci Darada Dhinaca Xukuumada Ka Socoto

Xeer ilaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ka hadlay Dhulalka Dadka loo kala Xukumo ayaa sheegay in ay soo bateen Muranka...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Maanta Dalka Dib ugu Soo Laabtey

Madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu soo dhameystey booqasho uu ku tagey...

Daawo: Sawir uu Amiin Kaga Faaloonayo Taariikh Nololeedkii “Muungaab”

Amiin Camir ayaa sawirkan waxaa uu kaga hadlayaa taariiq nololeedkaa gudoomiayaha gobolka banaadir "MUUNGAAB" ee bal nala daawada.

Dhegeyso:- Gudoomiayaha Degmada Kunturwaarey oo Xaqiiyey Ka Bixitaanka Ciidamada Amsion Ay Ka Bexeen Degmada Kunturwaareey

Gudoomiyaha degmada Kunturwaareey C/rahmaan Sabtow Daahir oo la hadlayey warbaahinta ayaa xaqiijiyey in ciidamada amisom iyo dowlada ay faarujiyeen degmada kunturwaarey hadana ay alshabab...

Amisom oo Isaga Baxdey Degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi iyo Alshabab oo Isla Saaka La Wareegey

Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda ayaa la sheegay inay faarujiyeen degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi oo kawada tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Askartan ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img