WARARKA

Reysulwasaaraha itoobiya oo markii ugu horeysay kulanla qaatey madaxda TPLF

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa muddo labo sano ah kaddib markii u horreysay waxa uu la kulmay madaxda u sarreysa ee TPLF, kulankan waxaa ku...

Atmis oo ka hadashay askari ka tirsan ciidamaadooda oo diley ruux shacab ah

Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay inay ka xun yihiin dil askari katirsan ciidankooda uu ka geystay Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho. Baaritaano...

Kulankii dib u heshiisiinta siyaasiyiinta koonfur galbeed oo fashil ku dhow

Wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in shir albaabada u xirnaa uu kasoo baxayo warar kala duwan. Shirka oo ka...

Taliyaha cusub ee ciidanka boliiska oo maanta xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka si rasmi ah kagala wareegay Taliyihii hore ee booliska Jeneraal Cabdi...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta mar kale dib ugu laabtey magalada baydhaba

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socda wejiga labaad ee Shirka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img