WARARKA

Xarunta Qaramada Midoobey oo Maanta Ka Furmi Doona Kulan Looga Hadlayo Arimaha Somaliya

Shir Gaar ah looga Hadlayo Arrimaha Somalia ayaa maanta ka furmaya xarunta Qaramada Midoobay ee New York, kaasoo ay Shir-guddoomin doonaan Madaxweynaha Somalia, Xasan...

Maamulka Somaliland oo Fananiin u Xirxirey Sidee u Tegi Kartaan magalada Muqdisho

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabtay Afar ka mid ah Fannaaniinta kooxda Xidigaha Geeska oo Maalmihii Ciidul-Adxa Bandhig-faneed ku soo bandhigay magaaladda Muqdisho...

Ciidanka Boliska Dalka Kenya oo Heegan La Geliyey

Saraakiisha ciidamada booliska dalka Kenya, ayaa sheegay in ciidamada booliska ay u daabuleen guud ahaan dalka Kenya kadib markii ciidamada sirdoonka Kenya ogaadeen in...

Muslimiin iyo Masiixiyiin Ku Dagaalamey Dalka Bartamaha Afrika

Dhaliyaro Muslimiin ah iyo kuwo masiixiyiinta ah ayaa maalintii sabtida ku dagaalamey Dalka Bartamaha Afrika kaasoo dhaliyey dhimaso iyo dhaawac. Ilaa iyo hada sida...

Daawo Sawir Uu Amiin camir Ka Sameeyey Gudoomiye Jawaari

Amiin Camir oo si wanaagsan ula socda siyaasada guud ee dalka ayaa maanta waxaa uu qalinkiisa si wanaagsan ula beegsadey gudoomiyaha baarlamaanka prof Maxamed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img