WARARKA

Ciidamo hor leh oo ka tirsan atmis oo kasoo degey garoonka aadan cade

Ciidamo horleh oo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomalaiya, kuwaas oo kamid noqon doona Ciidamada...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo booqasho ku tegey dalka talyaaniga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan...

Taliyaha cusub ee ciidanka boliiska oo kulan la qaatey taliyeyaasha hogaamada

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin oo ay wehliyaan taliye ku-xigeennadiisa ayaa kulan muhiim ah la qaatay taliyeyaasha hoggaamada iyo fadhiyada madaxa-bannaan...

Dagaal mar kale maanta ka dhacay magalada laaascaanood

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in markale saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga qarxay gudaha magaalada Laascaanood, kaas oo...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo ka hadley dagaallka ka socda magalada laascaanood

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img