Ciidanka amisom ee ku sugan gobolka shabeelaha hoose ayaa howlgalo ay xaley ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada wanlweyn waxaa ay kusoo qabqabteen dad xoolo...
Mudanayaasha golaha deegaanka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in gabi-ahaanba magaalada laga joojiyo adeegsiga Qiiqa tuubada lagu dhuuqo...
Waraysi ay la yeelatay Idaacadda VOA-da Taliyaha nabadsugida dawladda Faderaalka Soomaaliya Jeneraal, Cabdiraxmaan Axmed Tuuryare Ayuu kaga hadlay xaalada nabadgelyo ee ka taagan dalka...