Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in lagu afduubay kalkaaliye caafimaad iyo darawal, xilli ay la socdeen gaari kuwa gurmadka...
Ayadoo maalin ka hor odayaasha dhaqanka beelaha koonfur galbeed ay soo gabagabeeyeen soo xulista xildhibaanada baarlamaanka koonfur galbeed ayaa waxaa hadana weli muqda in...
Xaflad qaab beeleed loo soo agaasimey isla markaasna ay horboodayeen jaaliyadaha Puntland iyo Jubaland ee dalka Mareykanka laguna soo dhoweynaayey safiirka cusub ee Somalia...