WARARKA

Tacsi:-Odey Dhaqameedyada Koonfur Galbeed oo ka Tacsiyeey Geeridii Ku Timid Alah u Naxariistee Ugaas Cabdirahmaan Ugaas Qaliif

Suldaan Warsame Suldaan Caliyow, Suldaan Siidow Maadow, Suldaan Buube Cabdulle Buube iyo dhamaan odey dhaqameedyada koonfur galbeed waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan...

Dhegayso…Shaam”Xasan Shiikh Maleeshiyada Abgaal ka rar gobolka,Shariif Xasan Isku xishood,Reer Baraawa soo dhacsada Sharaftiina.

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed(Shaam Qoryooleey) oo maanta wareysi siiyay Wadajirradio Atlanta ayaa ka dhawaajiyay in dhibta haysata dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ayan u...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

Dhegayso...Wararka Wadajirradio Atlanta Warka

Dhegayso…Shirka Kismaayo Ma dan Soomaaliyeed mise Tu Daarood?

Todobaadka soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo isugu yimaadaan kooxda loogu yeero Madaxda Madasha Soomaaliyeed, Hadaba shacabka Soomaaliyeed waxay isweydiinayaan Shirka Kismaayo...

DHEGAYSO…CASHARKA 20AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Halkan ka dhegaysoDersi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img