WARARKA

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegey In aan Wadooyinka Magalada La Xiri Karin

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in aan la xiri karin Wadooyinka iyo Meelaha...

Dhegeyso:-Ciidmado Kasoo Jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ku Goodiyey Iney Alshabab Isku Dhiibi Doonaan

Ciidamado kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose oo ay dhawaan qarameysey dowlada federalka oo la hadley warbaahinta ayaa ku goodiyey in ay ku biiri doonaan...

Daawo:-Universal Tv oo Wareysi La Sameeyey Sarkaal Horey Ugu Tirsanan Jirey Kooxda Alshabab

Warbaahinta Universal ayaa barnaamijkeeda daba galka waraka kusoo qaadey wareysi ay la yeelatey sarkaal horey uga tirsanaa alshabab isla markaana ka dagaalami jirey buuraleyda...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Ciidamada Amisom iyo Alshabab

Amiin camir ayaa maanta waxaa uu sawiradiisa kusoo qaatey sawir uu ka sameeyey ciidamada amisom iyo iyo alshabaab oo mar walba ku dul dagaalama...

Qaraxyo Is Xig Xiga oo Maanta Ciidamada Itoobiyaanka Lagula Beegsadey Degmada Baardheere

Wararka inaga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in goor dhaw halkaasi ay ka dhaceen illaa iyo 5 qarax oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img