Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariistee waxaa galabnimadii Axada aheyd ku geeriyooday Magaalada Baydhaba Afyaal Isaaq Nuurow oo loo yaqaan (Isaaq Abgaalow)...
Madaxweyne ku xigeenkii maamulka Axmed madoobe Jeneraal Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)Jubbaland, ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo maamulka cusub ee uu magacaabey Axmed Madoobe.
Hadaladiisiina...
Suldaanka Beesha Carmo Suldaan Maxamed Carmo Maxamed oo nala soo xiriiray ayaa sheegay in xuquuqdoodii ay ku lahaayeen masraxa Siyaasada dalka laga Afduubtay
Suldaanka Beesha...