WARARKA

Daawo:Odayaasha Beelaha Hawiye oo Ku Hanjabey Ineysan Wax Kala Socon Doonin Hadan Xaqa Gobolka Banaadir La siin

Afhayeenka beelaha hawiye Maxamed xasan Xaad oo la hadley warbaahinta ayaa si kulul uga hadley maqaamka uu yeelan doono gobolka banaadir isla markaana sheegey...

Banaanbax Aad u Balaaran oo Maanta ka Dhacay Magalada Muqdisho

Magalada muqdisho, ayaa Waxaa maanta ka dhacay Dibadbax lagu Taageerayo Xuquuqda Gobolka Banaadir uu ku leeyahay Baarlamaanka Sare ee lasoo dhisi doono, kaasoo ay...

Beelaha Hiraab oo Shariif Sakiin Ku Casuumey Magalada London ee Dalka Ingiriiska

Warar lagu kalsoon yahay oo aynu ka kala helney ilo kala gedisan oo kala jooga London, Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxaa ay ku waramayaan...

Dhegeyso:Wasiirka Wasaarada Haweenka oo Baarlamaanka Ka Codsatey In La Meel Mariyo Sharciga Ka Hortaga Xadgudubka Loo Geysto Haweenka

Wasiirka wasaarada haweenka iyo xuquul insaanka dowladda Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in loo baahan yahay in sida...

Dhegeyso Taliyaha Ciidanka Boliiiska Somaliyeed oo Ganacsatada Ugu Baaqey Iney Ka Qeyb Qaataan Dayactirka Saldhigyada

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan “ Xaamud” ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Saldhigyada burbursan ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img