WARARKA

Dhageyso Shacabka Degmada Baledweyne oo Ka Cabanaaya Fatahaada iyo Gaajada Ka Jirta Gobolka

Iyadoo Wabiga Shabeelle uu fatahaad ku sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Beledweyne ayaa shacabka ku dhaqan Beledweyne waxa ay qeylo dhaan ka muujiyeen fatahaada...

Daawo Madaxweynaha oo Sharci deg Deg Ah Kasoo Saarey Meel Marinta Go.aanadii Laga Gaarey Hiigsiga 2016

Maalmihii lasoo dhaafey baarlamaanka dowlada federaalka laga sugaayey iney meel mariyaan go,aanadii ay gaareen maamul goboleedyada iyo dowlada federaalka ee ku aadaneyd qaabka loo...

Shariif Xasan oo Ka Baaqdey Safarkii London Iyo Ex Xildhibaan Cali Afgooye oo Qasaaro Aad U Badan Kasoo Gaartey Baqashadaas

Wararka ka imaanaya dalka ingiriiska magalada London ayaa la sheegayaa in safarkii uu Shariif Xasan ku iman lahaa dalka ingiriiska uu baaqdey baaqashada safarka...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baledweyne oo Sheegey in 15 Ruux Gaajo u Dhinteen

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta sheegay in Xaafadda Howlwadaag ee Galbeedka Magaalada Baledweyne ay Dad gaaraya 15 Ruux ay ugu dhinteen Gaajo kadib markii...

Kulankii Baarlamaanka ee Looga Doodi Lahaa Hiigsiga 2016 oo Mar Kale Dib u Dhac Ku Yimid

Kulankii Baarlamanka Soomaaliya ee ay maanta uga doodi lahaayeen Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img