WARARKA

Xukuumada Federaalka iyo Beesha Caalamka oo Maanta Ku Shirey Magalada Baydhaba

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo...

Qurba Joogta Beesha Geledi oo Taageerey Go,aankii Taariikhiga ahaa oo Ay Shaley Gaareen Golaha Dhaqanka Beesha Geledi

Ujeedo:-Taageero Go’aanka Taariikhiga ah ee Gogosha Afgooye Laga soo bilaabo xilligii isticmaarka ilaa maanta, waxaa Afgooye ka jiray cadaalad darro iyo ku-takrifal hantida umadda degaanka...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Sida Loogu Tumanaayo Sharciga Doorashooyinka

Beesha caalanka ayaa beryahan waxaa ay abaabul weyn ugu jirtaa sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho macmal ah oo aan waxba ka jirin...

Daawo Ciidamada Madaniga Gobolka Shabeelaha Hoose oo Fariin U Direy Kooxaha Kusoo Duuley Gobolka

Ciidamada madaniga gobolka shabeelaha hoose ayaa fariin adag u direy kooxaha dulmiga iyo gumaadka ka wada gobolka shabeelaha hoose wexeyna u sheegeen in qaadashada...

Ururka Midowga Africa oo Wada In 2018 Ay Africa Yeelato Hal Baasport

Ururka Midowga Afrika, ayaa shaaciyay inuu qorsheynayo in Afrika oo dhan ay yeelato hal baasaboor, sida Midowga Yurub oo kale, si ay bulshooyinka Afrika...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img